Adow on the beat
Marna ma daalo ooh ooooh
Dib uma laabto ooh ooooh
Marna ma daalo ooh oooh
Dib uma laabto eeeeh
Danteyda kama daaho ooh
Indhaha daah ma saaro ooh
Danteyda kama daaho ooh
Indhaha daah ma saaro oooh
Daruufaha ku soo maray ilow
Hada iyo nolol cusub bilow
Waqti wali waad heeysa wiilow
Ha dhageysan kaas waa beenlow
Anigoo ku dhahaayo walaalow
Waliga xuriyad ku nolow
Daruufaha ku soo maray ilow
Hada iyo nolol cusub bilow
Waqti wali waad heeysa wiilow
Ha dhageysan kaas waa beenlow
Anigoo ku dhahaayo walaalow
Waliga xuriyad ku nolow
Waayo waayo
Kan wax ogaayoo murti ma waaye
Ka qaado waano
Waayo waayo
Kan wax ogaayoo murti ma waaye
Ka qaado waano
Yeaah
I never listen to them
I just envision to them
Treat them like prison food them
Running all my mission through 'em
They thought I had a limit
But then I went and did it
And now they won't admit it
Legends always take a minute
That's just short pause while
Am growing like a farmer
Enemies better count on me
To roll up for my n***a sharma
I got my share of blame all
The pain I built my own armour
That's one thing we don't
Need 'cuz we od'd on that drama
Waayo waayo
Kan wax ogaayoo murti ma waaye
Ka qaado waano
Waayo waayo
Kan wax ogaayoo murti ma waaye
Ka qaado waano
Ha kufin aaxogtada nacab ha tusin yow
Ha badsan ahbad aadan laheen ha qusinah
Ha quusan aawax aadaan laheen ha misinah
Ha farisansaxkan xumeysan yuunan ku sixrin aah
Ha dhageesan saxha wareesan hala qabsaninax
Ha u seexanin yuunan ku leexin
Ha kufin aaxogtada nacab ha tusin yow
Ha badsan ahbad aadan laheen ha qusinah
Ha quusan aawax aadaan laheen ha misinah
Ha farisansax kan xumeysan yuunan ku sixrin aah
Ha dhageesan sax ha wareesan hala qabsaninax
Ha u seexanin yuunan ku leexin
Marna ma daalo ooh ooooh
Dib uma laabto ooh ooooh
Marna ma daalo ooh oooh
Dib uma laabto eeeeh
Danteyda kama daaho ooh
Indhaha daah ma saaro ooh
Danteyda kama daaho ooh
Indhaha daah ma saaro oooh
Diida gumeysi waligiin diida
Somali maanta ma shiida shahiida
Dhalinyarada maa la liida
Horta yaa dhahay tahriiba
Magafe nafta ma iibaa
Nolosheena ma na siibaa
Malakul mowt isku dhiiba
Ma masiibaa
Hada dabiiboo ciil diida
Hooyo ilinteedana bi'iya bi'ya
Hooyo ilinteedana bi'iya yea yow
Waayo waayo
Kan wax ogaayoo murti ma waaye
Ka qaado waano
Waayo waayo
Kan wax ogaayoo murti ma waaye
Ka qaado waano
Waayo waayo
Kan wax ogaayoo murti ma waaye
Ka qaado waano
Waayo waayo
Kan wax ogaayo
Sharma and k'naan
Ka qaado waano
Sharma and k'naan
Ka qaado waano
Kan wax ogaayoo murto ma waaye
Ka qaado waano