Magadi one fresh nigga
Fresh fresh
Rasta man fresh man
Magalada saasaa ku maraa waaraa
Hadalkaaga muxuu ii taraa waraa
Ilmahaaga edeb la baraa waraa
Ana adigaan cashar ku baraa waraa (haaheey)
Magalada saasaa ku maraa waraa
Hadalkaaga muxuu ii taraa waraa
Ilmahaagaa edeb la baraa waraa
Ana adigaan cashir ku baraa (haaahey)
Haa waxaa lagu xantaa barbaa xamdaa
Ma dagaalamo dadku xagtaa (haye)
Reer burcaa ka helay xogtaa (xogta)
Dharka dumarkiyo dirac buu xirta (wooo)
Wee soo gaadhay xamxamta (xamxamta ehee xamxamtaa)
Waxaa lagu xantaa barbaa xamdaa
Ma dagaalamo dadku xagtaa
Reer burcaa ka helay xogtaa
Dharka dumarkiyo dirac buu xirta
Wee soo gaadhay xamxamta (xamxamta xamxamtaa)
Magalada saasaa ku maraa waraa
Hadalkaaga muxuu ii taraa waraa
Ilmahaaga edeb la baraa waraa
Ana adigaan cashar ku baraa waraa (haaheey)
Magalada saasaa ku maraa waraa
Hadalkaaga muxuu ii taraa waraa
Ilmahaagaa edeb la baraa waraa
Ana adigaan cashir ku baraa (woo haaahey)
Ima gaaraan igama haraan (haa)
Xabadkeega waa bir xabadaha ma karaan
Wiil ku koray banaadir badraa (ahaa huh)
Hello batari low waryaa benlow
Bacbacdii hore iska ilow
Hada iyo kow candhow camcambow
Adi yaa ku dhahay Sharma la colow
Magalada saasaa ku maraa waraa
Hadalkaaga muxuu ii taraa waraa
Ilmahaaga edeb la baraa waraa
Ana adigaan cashar ku baraa waraa (haaheey)
Magalada saasaa ku maraa waraa
Hadalkaaga muxuu ii taraa waraa
Ilmahaagaa edeb la baraa waraa
Ana adigaan cashir ku baraa (haaahey)
Ma gambado ani dadka been kama gado
Waan dhacsadaa cadkeega kama qado
Adikoo kalena Ilaah iima bado (haa)
Ilmo ilmo iima dhigmo nin la tirsado xaliimo (waryaa)
Hooyaa igu dhashay raganimo (hee)
Gobonimo abaa yiri ku dhimo gobonimo (ku dhimo gobonimo)
Magalada saasaa ku maraa waraa
Hadalkaaga muxuu ii taraa waraa
Ilmahaaga edeb la baraa waraa
Ana adigaan cashar ku baraa waraa (haaheey)
Magalada saasaa ku maraa waraa
Hadalkaaga muxuu ii taraa waraa
Ilmahaagaa edeb la baraa waraa
Ana adigaan cashir ku baraa (haaahey)
Magalada saasaa ku maraa waraa
Hadalkaaga muxuu ii taraa waraa
Ilmahaaga edeb la baraa waraa
Ana adigaan cashar ku baraa waraa (haaheey)
Magalada saasaa ku maraa waraa
Hadalkaaga muxuu ii taraa waraa
Ilmahaagaa edeb la baraa waraa
Ana adigaan cashir ku baraa (haaahey)