Hayee Sharma Boy waa legend hadalka badan daa haye
Sidii dumarkii orod waxaa rabto sheeg
Xasuus gal nigga maankaaga dib u celi
Qofka la tirsani ma taqaanaa horta fiiri
Ehee hee
Isa soo adkeey waraa wazaa skoo kulahaa skoo mayeee huu
Cabsi cabsi waaye wallahi
Shaley waxaan joogay meel maantana meel (meel)
Uma bixin nolosha mar bee noqotay jail (jail)
Dadka kuli haka wada sugin jaceel (jaceel)
Waan yaraha laakiin fikirkeega waayeel (waayeel)
Doqon ha dhageesan yeen ku dhihin saan yeel
Nolosha haku dhameenin dheel dheel
Waa inaad fikirtaa maalin iyo leel (maalin iyo leel)
Jabkaage ku farxayaan (hee)
Markaa legend tahay wee kaa naxayaan
Qasab bee ku tahay waxee sameenyayaan
Markaa u baahato wee ku xumeenayaan
Somali baan ahay (yow)
Saaxiib bahdil waan iskala weenahay (hey)
Fanskeega waxaan dhahay waan isku leenahay
Ilmo cuquboh (yo)
Adoo kale waa kuwaa isku huboh
Waxaa tahay fadlan lacag ku shuboh
Ayee ku tuboh (ku tuboh)
Wajiga duuboh naayaa dhuuboh (dhuubo)
Waan dilayaa car yaa duugo (duugo)
Meedkiisa ku fugaa curuboo (gow)
Isdaji mandhoow (maandhow)
Waa kan rambow (rambow)
Magaalka bandow (bandow)
Magafe danbow (danbow)
Geedi shaambow (shambow)
Macafiyo canbow (cambow)
Ma cuno hamboow (hambo)
Yaamboow
Hehee
Isdaji meedka ma sawo (waraa)
Hada magaalka ka naso (aahey)
Ani caruurta ma dhiso (boolo)
Waa la fahmaa si kasto u labiso
Isdaji meedka ma sawo (waraa)
Hada magaalka ka naso boolo (aahey)
Ani caruurta ma dhiso (aahey)
Waa la fahmaa si kasto u labiso
Shalay galab waxaa joogte gadaashey (gadashey)
Yaa kaa soo waalay walashey (walashey)
Iishida xabaani jawiga marxabaani
Walalkeyga taani kulahaa wallee kan waa mucjiso rabaani
You know am different been kuma faanii
Sharma ka sharma mayee caruurta waanii (waani)
Jawi ka jawi hada muran uma baahni (uma baahni)
Waxbo uma jeedo (hee)
Waxee iga dharjiyeen geedo geedo (awoo)
Kaalay bajaqey ha baqinee feedo (saas waaye)
Lug ma aha body muruq iyo seedo (ehe)
Waqtigaaga ha lumin
Saxibadaa xun marna hala kulmin
Sax iyo qalad midna ha ku murmin
Xaasid baa jira iska dhigo mu'min (mu'min)
Qosol beena weeye ha ku qaldoomin
Marba guriyaa Muqdisho ka seexataa (aa)
Biilkaaga anaga naga saxataa (aa)
Ceeb ma aha waa shaqeesataa (shaqeesataa)
Laakiin maantey ku heesataa
Dhaqso waa inaad dirac soo gashataa (gashataa)
Big mama dhexdana ma xirataa (xirataa)
She is qatar taalagadee gadaa (gadaa)
Haye maantana maxaa noo wadaa (noo wadaa)
Hadee baratay xashiishka daa ba daa (daa ba daa)
Waa maskiin sharma karbaash ka daa (ka daa)
Nigga wuxuu dhahay caruurtaan igu daa (igu daa)
Rapkaan waxaa qorayaa anoo hurda (hurdaa)
Hadaan soo koco suuqa amuu gubtaa (gubtaa)
Ka qabo cunuga miruu ku duubtaa
Sinta kuuma qaato maarta lugtaa
Real waryaa lama rabo bugtaa
Gobta gobta gobtaa hee gobtaa
Ubaneeya waa kan libaaxa goobtaa
Isku Xishoo (hee)
Waa aniga saaxiib xidiga muqdisho (awoo)
Waxaan ku tusaa Mhh aaa mhh aaa inaa kaa keeno
Furumaha qaar doqon lama fiirshoo
Ituug marka hore kadib wajiga badalo
Adaa iga tuugi jiray shalay ani talo
Mana cafiyo midka afka ila galo
Madfaceega kuu ku dhaco walee maba dhalo
Balan weeye inaan madaxa idin ka galo (ahaa)
Ciida hoos galo calankeega cirka lalo
Gacmaha isku laab (haye)
Cag mawa cuno ila dheel fara laab
Isku noqo my nigga adi lee isla yaab (ehehehee)
Waji xuux waaxid
Shaley waxaan joogay meel maantana meel (meel)
Uma bixin nolosha mar bee noqotay jail (jail)
Dadka kuli haka wada sugin jaceel (jaceel)
Waan yaraha laakiin fikirkeega waayeel (waayeel)
Doqon ha dhageesan yeen ku dhihin saan yeel (saan yeel)
Nolosha haku dhameenin dheel dheel (aha caga dhigo)
Waa inaad fikirtaa maalin iyo leel (caga dhigo bro caga dhigo)
Isiiya leertaa (hee)
Kuligooda isku keena caruurtaa (caruurtaa)
Ima gaartaan soo guurguurtaa (soo guurguurtaa)
Ciil dartii qaniin faruurtaa (faruurtaa)
Xamar waan ku koray saxiib maya moortaa (maya moortaa)
Adoo shidin aa shiday ani hortaa (ani hortaa)
Meeshaan joogana maantana ma aragtaa (ma aragtaa)
Ma heelisid laakiin saan waa rabtaa (waa rabtaa)
Noocaga waxaan ugu wacaa fartaa (fartaa)
Nacalka ma aqaan adiyo habartaa
Bartaa bartaa wiilka qabato vartaa (vartaa)
Maxaa kugu dhacay yareey inkaartaa (yaree ikaartaa)
Ha is liidin adi iyo tabartaa (tabarataa)
Kan anuu hoostey ka qaraabtaa (hoostey ka qaraabtaa)
Miyaad hadashaa mise waad raaptaa (mise waa raaptaa) hey
Wuxu futo jilcanaa (ehe)
Celsha ilmahaan ama waa fara xumeenaa
Balan waaye raapkaan idin xumeenaa
Iska dhaaf saan iyo waan u maleenaa
Socdaala idin ka fiican cuz wuu haleenaa
Waa qaboojinaa marna waa kululeenaa
Africa saaxiib 1 ka galeenaa
Dadka qaarkood waan bahdilnaa (mhh)
Waa ku diginaa (haye)
Waa burinaa (huh)
Magaalada anagaa gilgilnaa
Waa daminaa (hee)
Waa shidnaa
Af soomalina waan heenaa
Gabdhahaan maan u daaheenaa (u daaheenaa)
Filin cabsi lee u daareenaa (daareenaa) ay
Mood baa ku jiraa ha i qasin
Waa fahmaa waxbo ha u labisin
Ciyaal weedo ha igu soo dhisin (hee)
Ilmahaan cesho yaanan kaa sawin (hehehe)
Waraa adiga joog maa kaawa la ahay
Bro caan waa tahaye caadi iska dhig ok
Hadii kale meedka baxsaday kaa dhigaa
Xabag camal waa ku guraa
Waa ku soo gura geedaa kaa soo guraa
Waraa boqol sano hadiiyo kadib kasoo fikir karbaashka
Kadib inoo tahay yow
Familkiina dhan iskugu taga
Soo jawaaba