menu-iconlogo
huatong
huatong
avatar

Xil Ma Rabo

Sharma Boy/Hanad Bandzhuatong
philips_privatea7huatong
Testi
Registrazioni
He hehee

Yow

Sharma boy

Hanad Bandz

Wadajir hands baba

Cabsi cabsi waaye waalhi (he he)

Caajiska ma jecli waa ogtihiin nooh

Whats this about

Tumo tuma tuma tuma halakala dhumo

Ani igu daaya kaliya fatumo

Haloo kacoo qofta ree khaatumo

Mala i maqlaa aaway reer kaakumoo

Tuma tuma tuma tuma halakala dhumo

Ani igu daaya kaliya fatumo

Haloo kacoo qofta ree khaatumo

Mala i maqlaa aaway reer kaakumoo

Lamo lamo (lamoo) hala dhamoo (yeah)

Asxaabta kale aaway xalfada ma dhamo

Maxaa iga galay nalka hada ha damoo

Isku dhaca midba midka kale ha gamoo (burrr)

Farsamoo hadee kaa diido ku dhamee samo

Gadi gadi gadi gadi gadi gadi gadi gadi

Saan ma rabo babe sida kale igu gadi

Babi babi babi babi babi babi babi babi babi babi

Ilaa burco gaarsii dibka nagu babi

Ku dhaji ha dhahdo iga fuji

Haka baqinee buji ma rabo waji waji

Jeeso babe daji qabso darbiga xaji

Waxaa cunay ka baji ha i dhihin is daji

Sawirkeega soo qaad dawadaada ku dhaji

Qof walba qofka kale haku mashquulin dheel

Dhulka ku socdaa wali ma duulin hey

I know my way kama dhumin wadada isgey saaxib isgey

Xaaladee waa ok Hanad Bandz

Xa xaaladu waa ok

Beatkaan kale waa la isku helee (weey)

Labadii libaax baa isku tagee (huh)

Somaliyeed (huh) ii baneey (yeah)

Kala tuma jawigaan anaa xukuma (yurr)

Kala luma ani waa ikan qoftaan waa tuma (wakaa)

Kaalay muna sharma utag faatuma

Hargeisa caasimadeeda rumaa Hanad Bandz

Qabo qabo qabo qabo qabo qabo qabo qabo qabo (yea)

Qabada ka bax koolkaa iga qabo (yea)

Ha iga qarin hadii lagu qabo (haa)

Why you lying to me on the line (on the line)

Am just tryna get the money now i won't waste no time (waste time)

I just hit it once now am runnin' through your mind (your mind)

You can call me when you wanna it's fine (ooh yeaah)

Lemme get it oooh yeeah oooh yeeah (oooh yeea)

On the late night oooh yeeah oooh yeeah (oooh yeeah)

Igu babi babi oooh yeeah oooh yeeah (haaaa)

Tuma tuma tuma tuma oooh yeeah oooh yeeah (yeeah yeeah)

Dib ubax taabo gidaarkaa (huh)

Waan shidanay sida sigaarka (huh)

Lama ficiltami karo ciyaalkaa (naah)

Toman yaanyo jiil udir dukaanka (yeah)

Up up up kore salaankaa (koray)

Ii sacabee ii tum durbaankaa

Everybody wanna be so fanaanka (wax yar)

Lacagteeda ka buuxda bankaa

Ka daa kama helo faankaa (kama heloo)

Iska ogoow ninkaan caankaa (hee)

Hanad Bandz la wareeg fankaa (la wareeg)

Anaa libaax ka taabtay sankaa (hm m)

Dibad ma rabo waa u xiisay dalkaa (yeah)

Somaliland baan dagay salkaa (waa dagee)

Maanta waxaa iga yaaban gaalka

Soo istaag babe give me that babe waana macaan babe

You got the back babe i got the bag

Somalidaa i tiraahda 2pac babe

No face wajigeega luuq babe

Ma xishoodo ma rabo wanaag babe

Qofyahay ani caag ha ii maleenin

Dulqaadkana ha iga dhameenin

Hadaadan i siineenin ha igu xumeenin

Hortee ani waxaan ha keenin

Anoo saan u socodo waa rabaa

Anoo saan saan ah waa rabaa

Anoo sii jeedo waa rabaa

Anoo dhaawac ah waa rabaa

Anoo dhiman rabo xitaa waa arabaa

Dhaqtaroow kaalay ani maxaa qabaa

Hadaa back weyn arko waa rabaa

Xil ma rabo xaawo lee rabaa

Xil ma rabo xaawo lee rabaa

Xil ma rabo xaawo lee rabaa

Tuma tuma tuma tuma halakala dhumo

Ani igu daaya kaliya fatumo

Haloo kacoo qofta ree khaatumo

Mala i maqlaa aaway reer kaakumo

Tuma tuma tuma tuma halakala dhumo

Ani igu daaya kaliya fatumo

Haloo kacoo qofta ree khaatumo

Mala i maqlaa aaway reer kaakumoo

Altro da Sharma Boy/Hanad Bandz

Guarda Tuttologo