Nasta 
Hehee 
Bashiir hanuuniye on the beat 
My dhiiga 
Abdishakur hamza abaaba 
Wiilow waligaa haka baqin var (var) 
Niyada haka saarin hamiyada qaar (qaar) 
Noloshaada kii ka xun block saar (block saar) 
Ula dhaqan dadka qaar sida aar (sida aar) 
Kuwa ku neceb noloshaada ka saar (saar) 
No face my nigga sharma ii daar (daar) 
Ciyaal jaam iga badan ha i geenin baar (baar) 
Ha iga sugin waligaa ii gaargaar (gaargaar) 
Aabo waxaa dhahay waa howraar (howraar) 
Qeerkaa ka har waa hadal habaar (habaar) 
Kan waa tagayee soo baarbaar (baarbaar) 
Ama sidii dumarkii i soo habaar (habaar) 
Kanoo kale kala ku macaan gabsaar 
Nin iyo naah kee tahay kala saar 
Musigega kugu hayo xumad iyo kaar 
Waxaan waa ka dee dab iyo naar 
Jawi baa ku jiraa ilaa iyo cabaar 
Ahem hem 
Ii soo qabtah madaxa aa ka saaree kabtah (kabta) 
Am libaax markee tahay dhabta (dhabta dhabta) 
I inta ku dilo walibo cuna sabta (xaax) 
La imana weediin karo sababta (mhh) 
Cuz cumar cida sarta (ay shh) 
Caalamka ugu wacnaa farta 
Mana baqo wana aqaana shabta (aah) 
Balan waaye inaan baro edebta 
Ciyaar xamar waxaa kala socda la la labtaa (huh) 
Ima qaban kartaan dib u laabta (mhh) 
Ila arkaan waxaa ciilee (ciilee) 
Sharma soo laabtay maxaa ka filee (ka filee) 
Wali waa nolahay ma is dilee (is dilee) 
Kulaha sharma goormee cayilee (goormee cayilee) 
Igadaa buuqa aa kaa qiilee (kaa qiilee) 
My speed sida Abdi Bille (Abdi Bille) 
Saaxib ma nihin maxaa u jilee (maxaa u jilee) 
Markaa ku hor imaado waa qajilee (wa qajilee aay) 
Saaxiibkega moosay (hee) 
Ciyaal jiro maskiyo lee i kasaay 
Iga qora shaxaari ma ihii qasaay (haa) 
Am star hadeer anisaay (woo) 
Dhalinyarada u ahay heesay (yeah) 
Xubi marabee baabi isaay (isaay) 
Ana labisay caano geelka lisaay (haa) 
Somali rap ana idin ka dhisaay (woo) 
Murti adaa igu dhalay mama shamsaay (mama mama shamsaay) 
Heeheee 
Wee iga daba lumaayaan (aah) 
Balse wee igu daalaayaan (aniga haha) 
Intaa anee i hadal hayaan (haye) 
Kuwa ila mid ah somaali kama dhalayaan 
So ma arag anee igu dayanaayaan 
Naftooda mawa aaminaayaan (sax) 
Wax cusub lama imaanayaan (hee) 
Meel cidlo bee ka qeelinaayaan (hee) 
Hadana arag wax igama qaadayaan (mhhh feeto) 
Wali ima baranin wee i baranayaan 
Somali jug bee wax ku garanaayaan 
2002gii soo marayaan (hee) 
22 maxee iga jaraayaan 
Waa qasab inee i qiraayaan (qira waryaada) 
Wiil tashaday kii dalka shiday (shiday) 
Funskeega i yiri waa dadaashay (dadaashay) 
Dhalintaa igu tiri waad naga waashay (waashay) 
Iskuma dhiibin nolosha waa dabaashay (dabaashay) 
My nigga rapkaan waa ka xamaashay (xamaashay) 
Kuwa iga horeeyo waa ka xanaaqshay (xanaaqshay) 
Ha ii maleenin nooca dhaha waa daadshay (daadshay) 
Waa ani kan kaliya kor u kaadshay (kor u kaadshay) 
Fankoo dhiman rabo yaa bad baadshay (hehee) 
Sharma lee ma ohoo 
Waa kuu sheegay maalintii (maalintii) 
Waxa igu jiro waa talentii (talentii) 
Balse ima qiimenin ashidantii (ashidantii) 
Mar danba ii noqotay marti (marti) 
Soo ma arag inaan lahaa karti (karti) 
Waligaa ha yasin wiil harti (ay) 
Soomali oo dhan madaxa saartay (saartay) 
Wa ku dhaartay weena ii gaartay (ii gaartay) 
Bbc baa siiyay wareesi (wareesi) 
Waxee igu dhaheen fanka u tahay messi (messi) 
Nin raga ogow ma laha yareesi (yareesi) 
Agteeda waxaa ka tahay tiqsi (tiqsi) 
Eray iguma qaato il biriqsi (il biriqsi) 
Awoowgega ah ahmed abaan xirsi (ahmed xirsi) 
Amaan duula ku abtirsaday (abtirsaday) 
Saas ee tahay afaaro qabiil waa ka fiirsaday (yow)