Life is a game 
Am still shining with my boys in the hood 
Cabsi cabsi waaye wallahi 
Awooy awooy 
Wuxu futo jilcanaa mudug gang gang 
Inta kala la cunaa waa kan Vam Damme 
Suu rabuu u soconaa gam dhahaa 
Hadii kaleeta bambam hmm 
Caga dhigo bambam 
Gam dhaha hadii kaleetana qambam hmm 
Caga dhigo bambam 
Qorigeega markuu dhaco 
Daran doori u dhaco bababa bum 
Ugu celi qambam 
Hee 
Original gangster 
Ilmo faarax gangster 
Ku dhufoo ka dhaqaaq Ugaas xirsi gangster 
Aan ku baro taariqdeeda reer barmuudo gangster 
Yaad u booteena waryaa yaad showga u dhigi 
Intaa kaa waashay inta sacabka kuu tumi 
Aan u shuraxoo raapkaan anaa sharicga qora 
Adoo nool baa ku aasi qabrigaaga bilbili (oo eh) 
Alla hoogtay 
Dib daboo caruurta ma dhawoo 
Ciyaal xamar asal cuqdad ma qabo 
Ma xanaqaaday haboo ma aha gabagabo 
Libaaxu ma gambado mana galo qaboqaboo 
Anagee na wataan ilaa reer gado 
Hada waxaa rabtaa inaan fanka kaa gado 
Horta ma heshaa gafuurey qado 
Uurey ma dhasho 
Saxarda bal cesho (oo o ooh) 
Wuxu futo jilcanaa mudug gang gang 
Inta kala la cunaa waa kan Vam Damme 
Suu rabuu u soconaa gam dhahaa 
Hadii kaleeta qambam hmm 
Caga dhigo bambam 
Gam dhaha hadii kaleetana qambam hmm 
Caga dhigo bambam 
Qorigeega markuu dhaco 
Daran doori u dhaco bababababa bum 
Ugu celi qambam 
Raap beena gasho 
Ku gabo reer muqdisho 
Waa igu balan inaad gacantaada isu disho 
Hoo diraca gasho 
Xanuuna iga fishoo 
Car kaa labiisho 
Reer Puntland maxee dhaheen 
Cunjuqaan ka gashoo 
Waliba ku celcelshoo 
Adi lee na matashoo 
He hehe hee 
Afka hooya anaa qoray anaa kuu meershay 
Calankana anaa alifayee kuu dhiibtay 
Hadee kibreen ciyaalkaan bahal bahalka u eg 
Sii jood soo jeed aan la kala garaneenin 
Kuligood soo adaa anaa dabka saari 
Ma cuno baqtiga mana leefleefo 
Hidihii iyo dhaqanka huuno faracbo uma lihid 
Geeleyga geel dhalay ilaa wardheer daaqi 
Raga gaari weydeen ee ku daasheen baa nahay 
King Sharma you ready 
Wuxu futo jilcanaa mudug gang gang 
Inta kala la cunaa waa kan Vam Damme 
Suu rabuu u soconaa gam dhahaa 
Hadii kaleeta bambam hmm 
Caga dhigo bambam 
Gam dhaha hadii kaleetana qambam hmm 
Caga dhigo bambam 
Qorigeega markuu dhaco 
Daran doori u dhaco bababababa bum 
Ugu celi qambam 
Waqtiyada qaar waa arkaa stress 
Saas ee tahay waxaa ka qoraa hees 
Sheydaanka wuxuu i saarayaa culeys 
Kii ma ilowo fuck ibleysa 
Waan dhageestaa gabayadii AbdiQays 
Waayeelka la ciyaaraa jees 
Cadawgeega waxaa ka jiraa dhufees 
Sacadaanoo kale waa no face 
Isku dhiig baa nahay Ilkacase Qays 
Qalbigaa ku xanuunay waan ogahay yes 
Ima siri kartid ani waryaa abees 
Ilmo koombo dubeys musigeena culeys 
Waxaa saaran bass kaalay fiiri my hees (hee) 
Laka tag orod ma aha saaxiib converse 
Cod kor u qaad dheh 
Shalay galab sharma wuxuu ku jiray rafaad 
That's the past 
Hadan inaa i baridaa must 
Gees ka gees ani ma dhihin the best 
Dadka baa igu yiri Sharma waa ka helay heestii 
East to the west 
Aduunka magaca saaxiib anigaa geestay 
Dhib malaha wiilka waa la ileyste 
Waa maqanaa laakiin hadaa soo jeeste 
Goormee ka kacee jugta jiijo ugeeste 
I know you need (aa aah) 
He heheee 
Kuwaan anee ii eg yihiin ani maa dhalay 
Waaba ka yaawe 
Ilmo badanaa la ii sheegaa dhalay magalada joogo 
Cadnaan modelow run miyaa 
Dj feermo kaa maqle waxaas