Cabsi cabsi waaye 
Tanko production heehehee maslax middeye 
Hadee qaracmaayaan heee 
Sharma boy hoos ka sii 
Hadaan kufo kici meesid bee i dhahaan (dhahaan) aa 
Kuli niyadee iga dili rabaan (dili rabaa) kuwee 
Mana yaro neecabaha ii qabaan (ii qabaan) waayo 
Nafteede iga jarayaan hadee karaan (hadee karaan) 
Hadaan kufo kici meesid bee i dhahaan (i dhahaan) aa 
Kuli niyadee iga dili rabaan (dili rabaa) haye 
Mana yaro neecabaha ii qabaan (ii qabaan) eeh 
Nafteede iga jarayaan hadee karaan (hadee karaan) kuwee 
Kaalay horta kumeey ani ii qabani (ani ii qabani) eeh 
Kalsoonida qabo ma damin karaan (damin karaan) eeh 
Kuwaan naftooda waxbo uma taraan (uma taraan) eeh 
Ma anigee wax iga dhimi karaan (karaan) 
Kaalay horta kumeey ani ii qabani (ii qabani) eeh 
Kalsoonida qabo ma damin karaan (damin karaan) eh 
Kuwaan naftooda wax uma taraan (uma taraan) eeh 
Ma anigee wax iga dhimi karaan (hehee) 
Kaalinta koowaad kaligeen baa gali gali (gali) 
Kaalinta koowaad kaligeen baa gali gali (gali) yea 
Kaalinta koowaad kaligeen baa gali gali 
Kaalinta koowaad kaligeen baa gali gali (asii) 
Kaalinta koowaad kaligeen miyaa 
Kaalinta koowaad kaligeen baa (eh) 
Kaalinta koowaad kaligeen baa aaa aaaa aaaa 
Kuwii na dhibo waa dhibeena (waa dhibeenaa) xaa 
Kuwii na dhigo waa dhigeenaa (waa dhigeenaa) ooh 
Kuwii na wato waa wadeena (waa wadeena) alalah aha 
Kuli abaalkooda gudeena (gudeena) 
Kuwii na dhibo waa dhibeena (waa dhibeenaa) 
Kuwii na dhigo waa dhigeenaa (waa dhigeenaa) 
Kuwii na wato waa wadeena (wadeenaa) 
Kuli abaalkooda gudeena (gudeena) 
Maanta magaci waa heena (waan heeenaa) heenaa 
Maalna waan ku shaqeenaa (shaqeenaa) ehee 
Madaxa kor geesaneena (geesaneena) cajaaib 
Sanka sanka ka hadlee hadleena (hadleenaa) 
Maanta magaci waa heena (waan heeenaa) heenaa hohoo 
Maalna waan ku shaqeenaa (shaqeenaa) ehee hoo 
Madaxa kor geesaneena (geesaneena) wa kaasaa 
Sanka sanka ka hadlee hadleena (hadleenaa) 
Kaalinta koowaad kaligeen baa gali gali 
Kaalinta koowaad kaligeen baa gali gali 
Kaalinta koowaad kaligeen baa gali gali 
Kaalinta koowaad kaligeen baa gali gali 
Caadi iska dhigaa Waa layaaba 
Mar hadaan ka kaco fadhigaa micga dhiga waryaa 
Cadaan ma rabo dharka gaduud ka dhigaa (eh) 
Btj aa baraa 
Macmuusta iga dhacday (ma fahmin) 
Wax ween mee arkeen (ma fahmin) 
Waa maqlay muran kooda (ma fahmin) 
Dharkaan Turkey miyaa (ma fahmin) 
Jawiga Djibouti macaan (ma fahmin) 
Jeebkiyo kista miyaa (ma fahmin) 
Kaas wajigiisa ila arag (ma fahmin) 
Cabsi cabsi waaye wallhi (ma fahmin) 
Qoftaan qoftii miyaa (ma fahmin) 
Mise make up lee waaye (ma fahmin) 
Mataanaha mucjiso miyaa (ma fahmin) 
Mise amar Alle lee waaye ehee (ma fahmin) 
Madaxweyne hassan sheikh miyaa (ma fahmin) 
Mise indhaheena lee waaye (ma fahmin) 
Farmaajo villada maka baxay (ma fahmin) 
Mise prank lee waaye (ma fahmin) 
Heestaan qalad miyaa (ma fahmin) 
Mise kaftan lee waayeeee (ma fahmin) 
Waa soconeena (soconeena) aa 
Waxee sameen karina waa sameenaa (sameenaa) yea 
Markee naga yaaban waa nasaneena (nasaneena) yea 
Cidna kama baqno wadka waa sugeena (yea) 
Fanka yaa maamuli kara sideena (yea) 
Isqariya markaad maqashaan codkeena (yea) 
Adeer haku dhumin wadadaan wadadeena (yea yea) 
Maraxow ciidaan waa wadadeena (yea) 
Cidna kuma dhagi karto cimaamadeena (yea yea yeah) 
Maxaa ileedihiin sharma waa caankeena (sharma waa cankeena) hehe 
Sharma waa caankeena 
Soomaali goormaa kaftan baraneesiin 
Shimee qabiil ka baxeesiin 
Ma fahmin mana ini fahmin ani wallahi