Adow on the beat 
Marna ma daalo (ooh ooooh) 
Dib uma laabto (ooh ooooh) 
Marna ma daalo (ooh oooh) 
Dib uma laabto (eeeeh) 
Danteyda kama daaho (ooh) 
Indhaha daah ma saaro (ooh) 
Danteyda kama daaho (ooh) 
Indhaha daah ma saaro (oooh) 
Daruufaha ku soo maray Ilow 
Hada iyo nolol cusub bilow 
Waqti wali waad heeysa wiilow 
Ha dhageysan kaas waa beenlow 
Anigoo ku dhahaayo walaalow 
Waliga xuriyad ku nolow 
Daruufaha ku soo maray Ilow 
Hada iyo nolol cusub bilow 
Waqti wali waad heeysa wiilow 
Ha dhageysan kaas waa beenlow 
Anigoo ku dhahaayo walaalow 
Waliga xuriyad ku nolow 
Waayo waayo 
Kan wax ogaayoo murti ma waaye 
Ka qaado waano 
Waayo waayo 
Kan wax ogaayoo murti ma waaye 
Ka qaado waano 
Yeaah 
I Never listen to them 
I Just envision to them 
Treat them like prison food them 
Running all my mission through em 
They thought i had a limit 
But then i went and did it 
And now they won't admit it 
Legends always take a minute 
That's just short pause while am growing like a farmer 
Enemies better count on me to roll up for my nigga sharma 
I got my share of blame all the pain i built my own armour 
That's one thing we don't need cuz we OD'd on that drama 
Waayo waayo 
Kan wax ogaayoo murti ma waaye 
Ka qaado waano 
Waayo waayo 
Kan wax ogaayoo murti ma waaye 
Ka qaado waano 
Ha kufin (aa)Xogtada nacab ha tusin (yow) 
Ha badsan (ah)bad aadan Laheen ha qusin(ah) 
Ha quusan (aa)wax Aadaan laheen ha misin(ah) 
Ha farisan(sax)kan xumeysan yuunan ku sixrin (aah) 
Ha dhageesan (sax)ha wareesan hala qabsanin(ax) 
Ha u seexanin yuunan ku leexin 
Ha kufin (aa)Xogtada nacab ha tusin (yow) 
Ha badsan (ah)bad aadan Laheen ha qusin(ah) 
Ha quusan (aa)wax Aadaan laheen ha misin(ah) 
Ha farisan(sax) kan xumeysan yuunan ku sixrin (aah) 
Ha dhageesan (sax) ha wareesan hala qabsanin(ax) 
Ha u seexanin yuunan ku leexin 
Marna ma daalo (ooh ooooh) 
Dib uma laabto (ooh ooooh) 
Marna ma daalo (ooh oooh) 
Dib uma laabto (eeeeh) 
Danteyda kama daaho (ooh) 
Indhaha daah ma saaro (ooh) 
Danteyda kama daaho (ooh) 
Indhaha daah ma saaro (oooh) 
Diida gumeysi waligiin diida 
Somali maanta ma shiida (shahiida) 
Dhalinyarada maa la liida 
Horta Yaa dhahay tahriiba 
Magafe nafta ma iibaa 
Nolosheena ma na siibaa 
Malakul mowt isku dhiiba 
Ma Masiiba 
Hada dabiiboo ciil diida Hooyo ilinteedana bi'iya 
(Hooyo ilinteedana bi'iya) yea (yow) 
Waayo waayo 
Kan wax ogaayoo murti ma waaye 
Ka qaado waano 
Waayo waayo 
Kan wax ogaayoo murti ma waaye 
Ka qaado waano 
Waayo waayo 
Kan wax ogaayoo murti ma waaye 
Ka qaado waano 
Waayo waayo 
Kan wax ogaayo 
(Sharma and K'naan) 
Ka qaado waano 
(Sharma and K'naan) 
Ka qaado waano 
Kan wax ogaayoo murto ma waaye 
Ka qaado waano