Bes iga dheh waa buubi rabaa ehe 
Iga dhaaf nooh 
Ha cabsan 
Coach Ahmed adi maaba saas ii galaayo 
Jey jey jey jeybox 
Abo aboo 
Maslax arag kuwaan saa u galo aabo 
Maanta korbaa u kacay kuma i celiyaa (brrr) 
Kalsooni baa igu jidha anoo kaliyaa (grrrr yes) 
Jabkeega kuwa rabaa isii dhiiriyaa (eh hehe) 
Ana kama daalo dantaa waqto galiyaa (sax) 
Maanta korbaa u kacay kuma i celiyaa (brrr) 
Kalsooni baa igu jidha anoo kaliyaa (yes) 
Jabkeega kuwa rabaa isii dhiiriyaa (eh hehe) 
Ana kama daalo dantaa waqto galiyaa (yea) 
Ii soo qabo saaxiib coffee (coffee) 
Waa wasaq kabahaan casee (casee) 
Waxaa la balamay ganar leelkasee (leelkasee) 
Anigee lee baladkaan qasee (qasee) 
Wir ila tartan wa kaasee (wa kaase) 
Rapkaan oo kale maa kasee (maa kasee) 
Wee i baryaan ana waa yasee (aha aha hah) 
Wee iga hareen dadkaan (ooh noo) 
Igama fileenin halkaan (yeah) 
Dalkaan (hee) 
Sharma shido damiye ciyaalkaan (yow) 
Kuligood anaa u taliyo magalkaan (sax) 
Music galiyee mareekan (hee) 
Maanta kaalay iga celiya (wur) 
Wuu gaaraa ninka qorshe maal galiya 
Aduunka is baray maanta anoo wii somali ah 
I dheh waa kaa haray wali adoo raali ah (adoo ralii ah warya) 
Yea yeah 
Shalay galab casarkii school ka soo baxay afartii (afartii) 
Anoo la yaaban casharkii isla barti ku sugayo bus kii (bus kii) 
Gabar baa tiri soo ma tihid yarkii? Yarkee? 
Dee fanaankii 
Isla markii meeshaan uga qoray number kii (number kii) 
She call me habeen barkii (habeen barkii) 
Waxaan ku dhahay kawaran dharkii? (dharkii) 
Kulahaa waa ka helay shaarkii (shaarkii) 
Balse iga soo cun surwaalkii (surwaalkii) 
Jamaaday subixii waxaan iska jaray madaxii iyo garkii 
Iska jafay boorkii sidii boqorkii (boqorkii) 
Waxaa dhahay abaayo waa kaanaa qoorkii (qoorkii eheh) 
Waa kanaa qoorkii dee 
Maanta korbaa u kacay kuma i celiyaa (yeah) 
Kalsooni baa igu jidha anoo kaliyaa (yea) 
Jabkeega kuwa rabaa isii dhiiriyaa 
Ana kama daalo dantaa waqto galiyaa 
Yeeah (saas waaye) 
Xiligaa u baahnaa wee imaataa (imaataa) 
Qofta kale ma rabtaa wataa taa (wataa taa) 
Hala gubo beesada xarfaantaa (xarfaantaa) 
Waa aniga soo noqday waa maanta (maanta) 
Funs kaa i yiri mugdi la aantaa (mugdi la aantaa) 
Babe kaalay ani iga dhigo sirtaa (dhigo sirtaa) 
Jeebkaaga noqonaa jirtaa (jirtaa) 
Haku waalanin iska dhaaf dhirtaa (dhirtaa) 
Ha iska badanin bas camirtaa (camirtaa) 
Ma cidloodo meesha tago waa camirtaa (camirtaa) 
Sub iyo malab saafiya miirtaa (miirtaa) 
Waxba lama dhigo waa la kala diirtaa (diirtaa) 
My n***a garabkeega mawa dhigo birtaa (birtaa) 
Waligaa gabar haku dhihin waa shiirtaa (waa shiirtaa) 
Qofta shidan waa inaad nagu soo biirtaa dee (biirtaa) 
Aha waa inaad nagu soo biirtaa 
Waa exam (waa exam) 
Ha cabsan soco ha gaabsan (ha gaabsan) 
Kuwa ku dhaafsan haba xisaabsan (xisaabsan) 
Qof maseersan haba la qabsan (la qabsan) 
Kuwaa dhaarsan oo ku daadsan adoo dareesan 
Hala sheekeesan (ehe hala sheekeesan dee ehe) 
Ha u fiirsan kuwa kugu naxsan (kugu naxsan yeah) 
Qof ha hoos fariisanin (yeah) 
Nin raga saaxiib ha yareesan dee (shoo) 
Wax la imow hana igu deysan dee (saas waaye) 
Aniga iyo adi yaa maraansan dee 
Mawa rumeesto dee qof marqaansan (yeah) 
Ingriis camal waan ku gumeesan (yeah) 
Fankaan saaxiib waan ka shaqeesan (yeah) 
Hanti iyo lacag baan ka sameesan (aha) 
Dooda badan dhagahaa ka fureesan (yeah) 
1 million three days ma rumeesan (yo) 
Ha i fududeesan waxaa marax adigoo dhusaayo 
(Aboo aboo amee igu dhuusan) yeah 
Waa ku raaxeestaa jabkooda 
Aniga jabiye qabkooda (yeah) 
Kumawa heesto kawaran hee qaabkooda (aha) 
Kuwaan iguma socdo hadalkooda (yea) 
Kuli aniga weeye aabahooda 
Mana aha mid soconaayo rapkooda (yea) 
Rabiyow kaa magan galay ishooda (ishooda) 
Somali anaa hayo dalabkooda (yea) 
Dadka anee i hadal hayaan 
Koon kaloo ka imaaday ku hayaan 
Mars miyaa ababa ehehe 
Suxuunta duusha camal